Gudoomiye kuxeenka degmada isku shuban: ” Abaaro ayaa kajirta degmada iyo tuulooyinka hoosyimaada”(dhegayso)

Gudoomiye kuxeenka degmada isku shuban: ” Abaaro ayaa kajirta degmada iyo tuulooyinka hoosyimaada”(dhegayso)

Degmada iskushuban ee gobolka bari ayaa waxaa laga soo sheegayaa Abaaro baahsan oo saameen kuyeelatay degmada iyo dadka xoolo dhaqatada ah ee halkaasi kunool.

Gudoomiye kuxigeenka degmada iskushuban Axmed jaamac aadan ayaa radio daljir uaga waramay Abaarta ka jirta degmada iyo saameenta ay kuyeelatay.

Wariye Raaqiyo Run Maxamuud ayuu uwaramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com