Maamulka Degmda Bosaaso iyo Taliska laanta Taraafikada ee Gobolada bari iyo kar kaar ayaa Awaamiir kusoo rogay maanta Gaadiidka xamuulka qaada ee isga kala goosha gobolada dalka kuwaas oo intabadan xaniba iskusocdka gaadiidka wadadaasi isticmaala.
Maamulka ayaa ku amray mulkiilayaasha gaadiidka in inta udhaxaysa 12 duhurnimo ilaa 3 galabnimo ay kararankaraan oo kaliya inta ka horaysana aysan soogali karin wadada dhaxmarta magaalada.
Duqa dehmada Bosaaso injineer yaasiinmire iyo Taliyaha Laanta Taraafikada ee Gobolada Bari karkaar Maxamed Faniin yuusuf o shir jaraaid siwada jir ah uguqabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay sheegeen in laga bilaabo maata cidii fulin wayda amarkan laduldhigi doono ganaax lacageed .
Hoos kadhegayso Codadkooda
COMMENTS