Aqoonyahano ka hadlay isbadalka uu sameyaay RW Khayre (dhegayso)

Aqoonyahano ka hadlay isbadalka uu sameyaay RW Khayre (dhegayso)

Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa isku shaandhayn kooban kusameeyey qaar ka mid ah golaha wasiirada ee Soomaaliya, xukuumadda ayaa jirsanaysa sanadkii labaad,waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay isbadalka uu khayre sameyaay siyaasiyin kala duwan.

Siciid Salaad oo ka faalooda siyaasadda ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com