Wasiirka Qorsheynta iyo Xirirka Xirirka Caalamiga ah DFS oo Garowe ka dhoofay (dhegayso)

Wasiirka Qorsheynta iyo Xirirka Xirirka Caalamiga ah DFS oo Garowe ka dhoofay (dhegayso)

Waxaa maanta kadhoofay Magaaladda Garowe iyo Caasimadda Puntland Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalimiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed Xasan ,kaas oo malmahan ku sugnaa Puntland booqasho kala duwana ku bixinayaay.

Wasiirka oo booqday Tulooyin iyo degmooyin katirsan Gobalka Sanaag ayaa kulamo la qaadanayeey waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobalka sanaag,isago ogaanayaay Baahiyaha dhabta ah ee kajira gobalka iyo tabashada ay qabaan bulshada uu matalo,isago u mahadceliyaay shacabka iyo masuuliyinta Puntland oo soo dhaweyn balaaran u sameyaay.

Jamaal Xasan wasiirka qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dowladda Federaalka ayaa sheegay inay wax ka qaban donaan wixii kaga adan baahiyihii so bandhigeen dadka degaanadi uu booqday.

Hoos kadhegyso Codka Wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com