Ardayda iskuuladda Qardho oo maanta u Fariistay Imtaxanadka Fasalka Kowaad (dhegayso)

Ardayda iskuuladda Qardho oo maanta u Fariistay Imtaxanadka Fasalka Kowaad (dhegayso)

Ardayda iskuuladda Sare ee Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa maanta oo Axad ah u fariistay Imtaxanadka Sanadlaha ahaa ,iyado kormeer ku tageen qaar kamid ah iskuuladdas Guddoonka Waxbarashadda Gobalka Karkaar.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Qardho kaso jeedinaya Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com