Puntland oo baajisay xafladi sanad guuradi 4-aad ee Doorashadda Madaxweyne Gaas (dhegayso)

Puntland oo baajisay xafladi sanad guuradi 4-aad ee Doorashadda Madaxweyne Gaas (dhegayso)

Dowladda Puntland ayaa caawa Baajisay Xaflad balaaran oo Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli Maxamed Cali gaas ugu dabaal dagayo 4-sano guuradi kaso wareegtay markii xilka Madaxweynimo loo doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ku beegan maanta 8 Janaayo 2018.

Baajinta Xafladda oo nooqn lahayd mid uu ka qayb Galo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ,kadib markii Ciidamo katirsan Maamulka Somaliland weraar ku qaaden fariin ciidamadda Puntland ku lahayeen degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Hoos kadhegayso Warbixin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com