Wararkii ugu dambeyaay ee Tukaraq iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Sool (dhegayso)

Wararkii ugu dambeyaay ee Tukaraq iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo laga dareemayo Sool (dhegayso)

Wararka ka imaanaya maanta degaanka Tukaraq ee gobalka sool ayaa la soo sheegaya in xaaladu tahay mid kacsan ,iyado halkaa isbuuci horre la wareegeen ciidamadda maamulka Somaliland.

Ciidamada Puntland ayaa wadda dhaqdhaqaaqyadi ugu dambeyaay ay kulaso wareegi lahayeen Tukaraq oo ahaa kastamkii gobalka sool,waxaana jira ciidamo farabaddan oo kabaxaya degaanadda Puntland gaar ahaan magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland waxaana laga cabsi qabaa dagaal inuu qarxo.

Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan kadiyaariyaay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com