Dowladda Hoose Garowe oo kashanaysa Ganacsatada oo soo bandhigay Badeecad dhacday (dhegayso+Sawiro)

Dowladda Hoose Garowe oo kashanaysa Ganacsatada oo soo bandhigay Badeecad dhacday (dhegayso+Sawiro)

Dawlada Hoose eee Garoowe ayaa sooo bandhigtay Badeeco dhacday oo Ganacsatada Garoowe ay ku soo wargaliyeen Maamulka dawlada hoose.

Xoghayah dawlada hoose ee Garoowe iyo Agaasimaha arrimaha bulshada ooo warbaahinta la hadlayna waxay baaq direen dadka allaabta dhacday ay u taal inay dawlada hoose u sooo sheegan hadii lagu yimaadana Ganax adag mutaysan donaan.

Warbixintan Waxaa Xarunta Daljir Garowe kaso jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed

Hoos kadaawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com