Biyo la’ aan xoogan ayaa soo wajahday bulshada deegaanka Xamur oo magaalada Garoowe dhanka waqooyi Bari uga beegan 60km.
Biyo la’aantan ayaa waxaa ay saamaysay kumanaan qoys oo ku nool deegaanka iyo xoolaha ay dhaqanayeen.
Wariye Faarax Yemeni ayaa waraystay Cabduqaadir Xasan Cismaan oo ka mid ah waxgaradka deegaanka Xamur.
COMMENTS