Farmaajo oo dhagaxdhigay waddada Gaalkacyo-Hobyo (sawirro)

Farmaajo oo dhagaxdhigay waddada Gaalkacyo-Hobyo (sawirro)

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaweyne Xaaf ayaa si wadajir ah u dhagaxdhigay waddada isku xirta Magalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo ka wada tirsan Gobolka Mudug.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu mahadceliyey guddiga Gob ee gacanta ku haya dhismaha waddada dadaalkii adkaa ee ay sameeyeen iyo samirka ay la yimaadeen sidii loo heli lahaa waddo wanaagsan oo baajisa dayaca iyo shilalka joogtada ee badi ka dhaca deegaanka.

Hoos ka daawo sawiradda dhagaxdhiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com