Maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaso ayaa ka jawaabtay cabasho ka timid shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom oo ku eedeysay Eeneye inay jartay adeegyo Internet iyo land line-kadib markii ay ka joojisay baalayaal ku yaala Bosaso.
Maamulka Eenye ayaa ka jawaabay eedaasi kasoo baxday shirkadda Golis, hoos kadhagayso warbixin uu ka diyaariyay Maxamud Cabdi Ibrahim.
COMMENTS