Wasiir katirsan Somaliland oo Tukaraq gaaray una hanjabay Puntland (dhegayso)

Wasiir katirsan Somaliland oo Tukaraq gaaray una hanjabay Puntland (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland saleeban Cali Koore ayaa shalay gaaray degaanka Tukaraq ee gobalka Sool ,halkaas oo Puntland lagala Wareegay Isbuucyo kahor,Wuxuna sheegay in dadka halkaa ku sugan loo samayn doono maamul hoosyimada somaliland.

Wariye Maxamed Lakiman ayaa Warbixin kadiyaariyaay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com