Degmada Hobyo oo laga dareemayo soo dhoweynta madaxwaynaha Soomaaliya

Degmada Hobyo oo laga dareemayo soo dhoweynta madaxwaynaha Soomaaliya

Wararka ka imaanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu socdo diyaar garow kusaabsan soo dhowaynta madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo la filayo inay gaaraan halkaasi.

Sawirada madadxwaynaha Soomaaliya ayaa lagu xardhay waddooyinka kale duwan ee degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa xalay ku hoyday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana qayb uu ka yahay socdaalka nabadda ee madaxwaynaha uu ku marayo qaar ka mid ah gobolada dalka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com