Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu tago degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaahi Fat ayaa Daljir usheegay in wafdiga madaxwaynaha ay bari uu imaan doono,asagoonta intaas ku daray in ka maamul ahaan ay u diyaar garoobeen imaatinka madaxwayne Farmaajo.
Zubeyr Shikh Cabdi ayuu u waramay
COMMENTS