Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug iyo Ahlusunna .
Cali yare oo ah afhayeenka odayashaasi ayaa sheegay in ay ku qanceen in magaalada Cadaado laga dhigo Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug iayadoon ay iyo in sido kale ku badasheen mashaariic
Zubeyr Shiikh Abdi ayuu uga waramay xalinta tabashadooda
COMMENTS