Golaha deegaanka ee degmada Buuhoodle ayaa kalfadhigoodii sadexaad oo ay yeesheen maanta waxaa ay uga hadleen waxqabadkoodii lixdii bilood ee hore iyo waxa ay qabanayaan lixda bilood ee soo socota.
Golaha deegaanka ayaa ka kooban 27xubnood.
Khadar Cawl ayaa warbixintaan ka diyaariyay.
COMMENTS