Askari katirsan ciidamada dowladda oo arday ku dilay Baladwayne

Askari katirsan ciidamada dowladda oo arday ku dilay Baladwayne

Ciidamada militariga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay askari katirsan ciidamada dowladda oo ay sheegeen inuu dilay wiil arday ahaa oo ku sugnaa Baledwayne.

Dilka ayaa kadhacay xaafadda Buundo wayn ee magaalada Baladwayne.

Marxuumka geeriyooday ayaa ahaa arday dhiganayay jaamacad kutaaallo Baladwayne.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com