Baahin: Isniin, Dec 26, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe.
Ciidanka amniga & sirdoonka Puntland oo fashiliyey miino lagu aasay wadada madaarka Bossaso;
Khasaare nafeed oo ka dhashay duqayn diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay ka fuliyeen meelo ka mid ah gobolka Gedo;
Xukuumada federaalka ah ee Somaliya oo taageeray in billada hogaamiyaha sannadka 2011 lagu sharfo R/wasaaraha Turkiga.
FAALLOOYIN & FALCELIN