Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo gaaray Jowhar (dhegayso)

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo gaaray Jowhar (dhegayso)

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaan Cawaale Qeybdiid,ayaa maanta gaaray magaalada  Jowhar 

Wasiir Xoosh aya sheegay in imaantinkiisa uu la xariiro wada tashi uu layeelanayo Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle dib u eegista Dastuurka dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com