Dawladda Puntland ayaa shaacisay tirrada rasmiga ah ee ku dhimatay dabkii maalin kahor shalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda Garoowe.
Waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen 5 ruux ,halka dhaawacuna uu yahay 4 ruux oo dhaawacyadooda loo qaaday Magaaladda Muqdisho.
Wariyaheenna Magaaladda Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa booqday goobtii musiibadu ka dhacday warbixintaana kasoo diyaariyay .
COMMENTS