Abaar daran ayaa ka irta degaano hooos yimaada Degmada godobjirana eee gobolka nugaal waxaana degmada godobjirana ku sugan dad 700 kor u dhaafaya oo ah dadkii abaarihiii dhawaan iyo kuwanb ay xoola tireen ooo ana waxbba haysan ..
Sida uu Radio daljir u Xaqiijiyay Axmed Maxamuuud Maxamed oo ka ka mid ah Masuuliyiinta godobjirana ooo radio daljir Xaruntiisa garoowe boooqday Wuxuu u waramy Cabdi Xakiin Xusein Xasan ooo garoowe joooga.
COMMENTS