Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Hogaamiyihi horey uga tirsanaan jiray ururka Alshabaab sheekh Mukhtaar Roobow abu Mansuur ayaa maanta gaaray magaaladda Baydhabo ee Xarunta Maamulka koonfur galbeed halkaas oo si weyn lagu soo dhaweyaay.

Masuuliyin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa Abu mansuur kuso dhaweyaay Garoonka diyaaradaha Baydhabo ,halkaas oo saaka xili hore loga diyaar Garoobey sidii looso dhaweyn lahaa abuu Mansuur oo malmihii u dambeyaay ku sugnaa Muqdisho.

Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ayuu kula kulmay Madaxda Ugu saraysay maamulka Koonfur galbeed ,hase ahaate Abuu mansuur lama garanayo socdaalkiisa Baydhabo waxa uu ku wajahanyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com