Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay Amniga Puntland, Sidii wax looga qaban lahaa khatarta kaallimaha shidaalka ee Magaalooyinka waaweyn iyo Xeerka Shaqada iyo shaqaalaha Puntland. Amniga Puntland.
COMMENTS