Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yey oo wareysi Daljir siiyey ayaa Dowladda Puntland Iyo shacabkaba ku bogaadiyey qorshaha dib-u-soocelinta deegaanada ka maqan Puntland iyo kuwa hadda laga qabsaday.

Siyaasi Yey ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in al-shabaab iyo Somaliland ay isku siyaasad ka yihiin arrimaha Puntland, deegaanada la qabsadey, kuwa hadda la qorsheynayo in la qabsado, iyo kuwa argagaxa joogtada ah lagu hayo.

Siyaasiga waxaa waraystay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com