Wakaalada Xooga korontada Umadda eeneeyo oo ka qayb qaadanaysa badbaadinta Hantida saaran doonti Bosaaso kuso Caariday (dhegayso)

Wakaalada Xooga korontada Umadda eeneeyo oo ka qayb qaadanaysa badbaadinta Hantida saaran doonti Bosaaso kuso Caariday (dhegayso)

Wakaalada Xooga korontada Umada ee Eeneye ayaa qayb kaha Gurmadka lagu Samatabixinayo hantida Saaran doonida Xafiis ee ku soo caariday Xeebta Bosaaso.

Wakaalada ayaa kornto habeen iyo maalin ah kuxirtay halka laga dhisay Dekeda macmalka ah , Waxayna ay sheegtay in korantada lagayn doono Gudaha doonta inta laga dajinayo Hantida saaran oo lagu qiyaasay in ay Gaarayso kudhawaad 10 Milyan oo Doolar.

Hadaba Guudleed Abshir Muuse waa maareeyaha Wakaalada Xooga korantada Umada ee Eeneeye Bosaaso iyo Qardho , Waxa uu Daljir Uagawaramay maanta Dowrka ay wakaalada kuleedahay dadaalada lagu bad baadinayo doonta, Wariye Xasan Heykal ayuu Uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • wxku eenee shacabkii la hareen korinto ficana ma keenayan shirkadaha kalena uma ogolo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com