RW Khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa Dhamaystirka Dasturka iyo qorshayaasha 2018″

RW Khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa Dhamaystirka Dasturka iyo qorshayaasha 2018″

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Sanadkaan 2018 uu yahay mid Xukuumadda Soomaaliya Muhiim u ah isla markaana ay Dowladu  doonayso in ay wax badan u Qabato Shacabka Soomaaliyeed.

Raysal wasaare Xasan Cali khayre ayaa shacabka kacod saday in ay Dowlada kala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dastuurka , Nooca Doorasho ee dalka kadhic doonta 2020ka iyo Arimaha Cadaalada .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com