Qoysaaska dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe oo deeq la gaarsiyaay (dhegayso)

Qoysaaska dadkii ku  wax yeeloobay qaraxii Zoobe oo deeq la gaarsiyaay (dhegayso)

Gudiga gurmadka loo xilsaaray dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe ayaa sheegay in 81 Ruux lasiiyay lacag dhan $700 oo Dollar.
.
Gudoomiyaha gudigaasi Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in ay soogabagabayn doonaan hawlihii ay hayeen madama laga mudoo afar bilood ah xiligii labilaabay ugurmad adki wax kunoqday qaraxaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com