MadaxweynahaPuntland oo maanta shir Guddoominyay Shirki Golaha wasiiradda Puntland ayaa ka hadlay dooni u rarnayd Ganacsato Reer Puntland .taas todobaadyo kahor kuso caariday xeebta Boosaaso,waxaana hadda socda dadaaladi ugu dambeyaay ee hantida saaran doonidaas lagu badbaadin lahaa.
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ka dhageystay golaha xukuumadda xaalada bad-baadinta doontii soo caariday oo si ay weyn uga qayb-qaateen shacabka, shirkadaha dalka iyo dawladu-ba,
Madaxweynuhu bogaadiyay dhammaan intii ka qayb-qaadatay howshaas, wuxuuna Madaxweynuhu amar ku siiyay Wasaaradda Maaliyada inaan laga qaadi karin hantidaas wax canshuur ah.
COMMENTS