Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay Antonio Guiteras ayaa u magacaabay dalka Yeman Ergay gaar ah oo cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay Wakiilka ugu ahaa dalkaasi Ismail Walad Shekh Ahmed.
Ergaygan cusb oo u dhashay Wadanka Taliyaaniga waxaa lagu magacaabaa Martin Garrix waana dibolomaasi Wadamo badan ka soo shageeyay.
Afhayeen u hadlay Qaraamada Midoobay ayaa sheegay in Ergayga cusub ee dalka Yeman loo soo magacaabay uu haatan hayo xilka agaasimaha fulinta Machadka Yurub u qaabilsan Nabadda, isla markaana uu yahay diblomaasi aad u xeel dheer, dhanaka wada hadalada iyo dhaxdhexaadinta arrimaha beni’aadanimada.
COMMENTS