Bandhigga farshaxanka Soomaalida oo Garoowe lagu qabtay (dhegayso)

Bandhigga farshaxanka Soomaalida oo Garoowe  lagu qabtay (dhegayso)

Xarunta bandhigga farshaxanka Soomaalida ee lagu magacaabo USIYA oo ku taal magaalada Garoowe ayaa dhalinyaraddau qabta bandhiga farshaxan .

Bandhigan oo ujeedadiisu ahayd in dadka loo soo qadimo noocyada kala duwan ee farshaxanka Soomaalida isla markaana lagu dhiirri geliyo dhalinyarada hibada u leh farshaxanka ee damacsan in ay iyaguna hal abuur farshaxan la yimaadaan.

Layla Cali Cabdullaahi (Layla Xiis) waa gabadh qurba joog ah , waxa ay magaalada Garoowe ka sameysay goob dhalinyarada hibada u leh farshaxanka ay kusoo bandhiggaan hal abuurkooda .

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo ka tirsan Daljir Garoowe ayay arrintaasi uga warrantay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com