Gudigii nabadaynta beelihii ku dagaalamay deegaanka Xeraale ee Gobolka gal gaduud ee uu Madaxweynaha uxilsaaray halkaasi ayaa gaaray deegaanadii ay ku dagaalameen beelahaasi.
Sheekh Abuukar bashiir Cali lataliyaha Madaxweynaha dhanka diinta oo ah gudoomiyaha gudiga nabadeenta beelahaasi ayaa sheegay in halkaasi ay utageen xalinta khilaafaadka udhaxeeya beelaha wada dagan gobolka galgaduud .
Wariye C/qaadir Yuusuf irshaad ayuu uwaramay .
COMMENTS