Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland oo shir uga furmay Garoowe (dhegayso)

Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Puntland oo shir uga furmay Garoowe (dhegayso)

Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland Mudane Jaamac Xirsi Faarax ayaa sheegay in shirkaan ujeedkiisu yahay Xoojinta iyo dar-dar gellinta ,iskaashiga iyo wadda shaqaynta guddiyadda shaqaalaha rayidka ah ee heer Federaal iyo Dawladdaha xubnaha ka ah ee Soomaaliya .

Guddoomiye kuxigeenka ayaa intaas ku darray in guddiyada shirkaas ka qayb-galaya ay isku dhiira -gellin doonaan ka dhabeeyaan taabba-gelinta cilmigii ay barteen, taas oo la doonayo in si dhaqso ah looga dareemo xafiisyada dawladda marka ay ku laabtaan.

Axmed Sheekeeye ayuu khadka telefoonka ugu warramay oo garoowe jooga .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com