Siyaasiyin Kaso jeeda Puntland ayaa ka shaki qaba in Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu wakhti kororsi samaysto,iyado shakiga siyaasiyinta siyaabo kala duwan uga hadleen.
Cabdisamad Abwaan oo kamid ah Siyaasiyinta Puntand horeyna uso noqday wasiirka Ganacsiga Dowaladdi Allaha u naxariiste Gen Cadde Muuse ayaa ka hadlay cabsida ay ka qaban in Madaxweyne Gaas oo wakhti kordhisto,isago ku sheegay taas hadday dhacdo inay tahay arrin khatar ah.
Abwaan ayaa sheegay in Dastuurka Puntland uu dhigayo in Madaxweynaha wakhtigiisa uu ku egyahay shan sano,taasna wakhti yar uga hartay Xukumadda Gaas,isago sheegay in ilaa iyo hadda aysan jirin hab la isku halayn karro oo lo marayo doorasho Puntland kadhacda.
Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) auu u waramay
COMMENTS