Dhalinyaro Somaaali Maxaabis ah oo lagaso dajiyaay Muqdisho (Sawiro)

Dhalinyaro Somaaali Maxaabis ah oo lagaso dajiyaay Muqdisho (Sawiro)

13 dhalinyaro ah oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka Liibiya oo ay kula soo kulmeen Dhibaatooyin badan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Qaar kamida dhalinyaradda Dalka dib loogu soo celiyey ayaa sheegay in Xabsiyada Liibiya ku xiran yihiin Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ayna la kulmaan dhibaatooyin uu jirdil ugu horeeyo.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Mahad Daa’uud ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay in dib looga soo daayo dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran qaar kamida Xabsiyada Caalamka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com