Hay’adda Hadma oo Garoowe ku qabatay Shir ku saabsan Abaaraha (dhegayso)

Hay’adda Hadma oo Garoowe ku qabatay Shir ku saabsan Abaaraha (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu qabtay Shir looga hadlay Abaraaha iyo sidii looga hortagi lahaa Abaaraha ,waxaana shirka ka qayb galay qaar kamid wasaaradaha Puntland

Hay’adda Maraaynta iyo Masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa shirkan soo qaban qaabisay ,iyado Hay’addu kormeero kusamaysay qaaybo kamid ah degaanada Abaaraha kajiiran,waxayna u gudbiyeen Xaaladdaha kajira degaanadda ay booqdeen Hay’addaha gargaarka .

warbixintan Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com