Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo soo dhaweyaay go’aankii Barlamaanka Federaalka (dhegayso)

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo soo dhaweyaay go’aankii Barlamaanka Federaalka (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland ayaa sheegay inuu sax yahay go’aanka Baarlamaanku ay ka qaadatay heshiiskii DP World iyo kuwa kale .

waxaa uu tilmaamay inay waajib ku tahay Dawladda dhexe iyo Maamulada Dalka inay tixgelinayaan go’aanka ayna dhaqan-gelliyaan .

Axmed Sheekeeye ayay u warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com