Taliye ku Xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Is Casilay (Akhriso)

Taliye ku Xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Is Casilay (Akhriso)

S/Guuto. Deyr Xaaji Cabdi Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland,ayaa wargad is-casilaad ah u gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas),sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan taliska Daraawiishta oo diiday in magacooda la xigto.

Warqadda iscasiladda oo ku taariikhaysan 15 bishan Maarso ayaa la ogaysiiyay madaxweyne ku xigeenka iyo taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland,waxaana taliyuhu sheegay in duruufo jira awgood uusan shaqada sii wadi karin.

Hoos ka akhri

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com