Maxamed Nuur oo ka mid ahaa saraakiisha booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Manisota ayaa loo haystaa dilka haweenay u dhalatay dalka Australia oo lagu soo eedeeyey inuu dil ula kac ah ugu gaystay Minneapolis.
Muwaadinka oo kiiskiisa aad looga hadal hayo Mareykanka ayaa qareenada u doodaya waxaa ay beeniyeen eedaymaha loo haysto oo ay ku tilmaameen kuwa aanay waxba ka jirin.
COMMENTS