Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassana aya amaalintii Afraad ku xiran xabsiga wayn ee Magaaladda Garoowe.
illaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee xarigiisa ,marka laga reeebo sheegashooyin ka imaanay Eheladiisa oo ku aadan inuu xirtay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland .
Nabaddoon Cabadcasiis Xuseen oo kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ku baaqay in xorriyadisa loo soo celiyo si dhaqso ah .
COMMENTS