Maamulka degmada Buursaalax oo wada kahortagga cudurada faafa (dhegayso)

Maamulka degmada Buursaalax oo wada kahortagga cudurada faafa (dhegayso)

Maamulka degmada Buur saalax ayaa waxa ay wadaan Olole nadaafadeed oo looga hortagayo Cuduro ka dhasha meelaha ay biyuhu fariistaan maadaama lagu guda jiro xili roobadkii guga .
Maamulka ayaa sheegay in mashaariic horumarineed ay kawaadan degmada Buursaalax oo degmada lagu hormarinayo .
Sidoo kalle maamulka ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uqabsoomay mudadii ay xilka hayeen iyo heshiis laga gaaray tabasho ay ka qabtay Maamulka degmada  mid kamid aha beelaha dagan Buur saalax .
Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com