Baahin: Salaasa, May 08, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Shir ku saabsan qorshaha amniga ee Somaliya oo ka furmay Muqdisho; R/wasaare Gaas ayaan ka waraysanay; Ciidanka amniga ee dawlada federaalka oo ku qabtay Ex-kontrool Afgooye nin xambaarsan walxaha qarxa; Warbixin ku saabsan qunbulad gacmeed lagu tuuray goob aflaamta lagu daawado Boocame, Sool.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com