Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

Xildhibaanada Aqalka sare oo ka hadlay Muranka Katagan Baladxaawo (dhegayso)

iyado Dowladdaha Kenya iyo Somaaliya isku Afgarteen in la joojiyo darbiga kenya kadhisayso Xududkay la wadaagto Somaaliya,gaar ahaan baladxaawo ayaa Waxaa ka hadlay Arrintaas xildhibaanada Aqalka sare ee Somaaliya.

Kulan Xildhibaanada Aqalka Sare ku yesheen Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimaha kataagan Baladxaawo ,iyo Xiisada u dhaxaysa dadka shacabka ah iyo Ciidamadda kenya.

Warbixintan Waxaa Muqdisho Kaso diray Wariye Cabudlqaadir irshaad

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com