Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Dowladda Somaaliya Cunaqabatayn kuso rogtay Somaliland (dhegayso)

Muuse Bixii Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Dacwad QM lo gudbiyeey taas oo kadhan ah Shirkadda DP Word,iyado dacwadaas ay gudbisay Dowladda Federaalka Somaaliya.

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya u Gudbisay Dacwad Qaramada Midoobay kaas oo ku aadanaa heshiiskii Shirkada DP World ay Soomaliland kula gashay Dekada Magaalada Berbera.

Dhinaca Kale Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Dowladda Somaaliya ay kabaxday Heshiisyso baddan oo labada dhinac galeen ,isago sheegay inay hakiyeen Waddahadaladii ay ku gali lahayeen dalka Jabuuti.

Hoos kadhegayso Codka Muuse Biixi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com