Maamulka Degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir oo ka hadlay Xaladda Amni ee Degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir oo ka hadlay Xaladda Amni ee Degmadda (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Kaxda ee Gobalka Banaadir ee Magaaladda Muqdisho Maxamed Ismaacil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaaladda degmadda dhinacyadda Waxbarashadda,Amniga ,Baahiyaha nolasha iyo Arrimo kale.

Maxamed Ismaacil Guddoomiyaha Kaxda ayaa sheegay in Waxyabo baddan ka qabteen Xaaladda Amni ee Degmadda iyo Midda baahiyaha Aasaasiga ah,isago sheegay in Maamulkooda waxyaabo la taaban karro uu u qabtay Bulshadda degmadda.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Irshaad ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com