Shir Garoowe uga Furmay Wasaaradaha Howlaha Guud Maamul gobaleedyada iyo DFS (dhegayso)

Shir Garoowe uga Furmay Wasaaradaha Howlaha Guud Maamul gobaleedyada iyo DFS (dhegayso)

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo Horumarinta Kabayaasha dhaqaalaha iyo Tayeeynta shaqaalaha Wasaaradaha Maamul gobaleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Warbiixntan Maxamed Lakiman ayaa Garoowe kasoo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com