Maalin ka hore waxaa la soo dhisay Golihii Deegaanka ee Degmada Xaafuun , waxaana la doortay Gudoomiye kuxuxigeen
Golahaasi Deegaan ayaa sida Qorshuhu ahaa waxa uu ka koobnaa 17 Xubnood , waxaana kulanka Soo xaadiray oo Doorashada galay 13 Xunood
Doorashadaasi ka dhacday Degmada Xaaafuun waxaa ka soo hojeestay qaar kamid ah wax garadkii Degmada ee Soo xulayay Xildhibaanada , waxayna ay sheegeen in aysan doorashada u dhicin si cadaalad ah.
Hadaba Nabadoon Maxamed Jaamac Maxamuud , waxa uu kamid yahay dadkii qaadayac doorashada , Wariye Xasan Heykal ayuu qadka Telfoonka uguwaramay Waxaana uu waydiiyay Waxa ay uga soo horjeesteen Doorashadii dhacday .
COMMENTS