4 Sano ee ugu dambaysay Gobolka Sanaag waxa uu samaynayay horumar lataabanka oo ay ka midyihiin dhanka kaabayasha dhaqaalaha, sida dhismihii , Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo gabo gabo ah , Dhismihii Jaamacdii Maakhir , Garoonka diyaaradaha ee Magaalada baran oo dib udayac tir lagu sameeyay , iyo Biyo Galin laga sameeyay Magaalada .
Hadaba Arimaahs oo dhan Waxaan ka Waraysanay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Ismaaciil ciyoon , Wariye xasan Heykal ayuu uwaramay.
COMMENTS
Hhhhhhh xagee uduuley
Dhagayso leee inadeer
Hani Dheman Omar Gobol kaagi Waa duulay