Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiran waxaa ka jirta diidmada lacagta Shilin Soomaaliga taaso saamayn kuyelatay dadka dnta yar
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa Radio Daljir usheegay in gabi ahaan aan laga isticmaalin Shilin Soomaaliga
Wuxuu intaas kudaray in ganacsata ku dhaqan Baladwayne ay joojiyeen lacagta Shilinka taaso keentay in ay dadku ay u wareegeen istcmaalka lacagaha lagu shubto taleefoonada
Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay diidmada lacagta Soo,maaliga ee Baladwayne
COMMENTS