Magaalada Carmo ee gobolka Bari oo ay kusii qulqulayaan siyaasiyiin caan ah

Magaalada Carmo ee gobolka Bari oo ay kusii qulqulayaan siyaasiyiin caan ah

Waxaa kasocda degmada Carmo ee gobolka Bari qabanqaabo lagu caleemo saarayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi ka mid ah issimada Puntland.

Janeraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan, madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Khaliif Ciise Mudan iyo siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay Puntland ayaa la filayaa inay ka qaybgalaan caleema saarka beeldaajaha cusub oo la filayo inay qabsoonto maalinata Axadda ee soo socota.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com