Afhayeenka Issimadda Puntland oo ka hadlay Khilaafka Imaradka iyo Somaaliya (dhegayso)

Afhayeenka Issimadda Puntland oo ka hadlay Khilaafka Imaradka iyo Somaaliya (dhegayso)

Afahyeenka Issimadda Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo Waraysi Gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Khilaafka xoogaystay ee u dhaxeeya Dowladdaha Imaraadka iyo Somaaliya.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa sheegay in dantu kujirto in la heshiiyo oo Miiska waddahadalka la isugu yimaado lana xaliyo waxyaabaha la isku hayo ee ay saluugsanyihin labadda dhinac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com